RW Khayre iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug. Waxaa garoonka dayuuradaha magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyey mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka iyo Galmudug. Booqashada Ra’isul Wasaaraha ayaa dib u dhacday Sabtidii sababo la xiriira qaraxii ka dhacay maalintaas isgoyska Ex-control Afgoye ee magaalada Muqdisho … Continue reading RW Khayre iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb